Posts

Showing posts from September, 2011

HAB-DHAQANKA SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN XILLIYADA BAAHIDA DHABTA AH JIRTO.

“ Kursiga Shariif Xasan ku fadhiyo hadii aanu ka turjumaynin u adeegada Bulshada Digil Mirifle muxuu micnihiisu noqon karaa” Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya , Sharif Xasan Sheekh Adan, oo lagu tiriyo siyaasiga ugu qanisan   Shakhsiyaadka hadda ku jira Xukuumada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya; islamarkaasna ah nin ku dheeraya kala rogrogga siyaasada ayaa xilliyada ay dhibtu jirto gabi ahaanba la arak isagoo intaasi u sii dheertahay ka fogaasha masrixada siyaasada si ka duwan xilliyada khilaafku jiro. Xilligaan xaadirka ah oo dalku la ciirciiraayo Abaaro arxan daran oo aad u saameeyay Gobollada Koonfureed ee dalka ayaa Shariif Xasan Sheekh Adan wali aanu ka hadlin abaartaan saamaysay nolosha Soomaali tiro badan. Dhibaatada abaarta inteeda ugu xoogan ayaa ka dhacday Magaalooyinka uu Shariif Xasan dhalasho ahaan ka soo jeedo, sida Sarmaan oo ku taala Gobolka Bakool. Kursiga Gudoomiyaha ayaa ah mid qayb ahaan ku soo aada Qowmiyadda Digil iyo Mirifle marka la tixgiliyo nidaa

THE ROOT CAUSES OF THE FAMINE IN SOUTHEREN SOMLIA

By Abdulkadir Suleiman September 10, 2011 On 14 August 2011, United Nations officially declared a state of famine in five regions in Southern Somalia , where famine has affected approximately 3.2 million people in less than two decades. The scale of the drought has excessively been reported by both local and International news agencies and its images have aroused the feelings of many sympathizers from regional to high profile world leaders. Notably, Recep Tayyip Erdogan, the Turkish Prime Minister has been most moved . Significant aid shipments have already been drawn to camps in Mogadishu , where internally displaced people or IDPs, are thronging and large local volunteer groups are handling them so as to properly secure the food as well as the vulnerable. But many more are still in desperate situation, deep in Southwestern rural districts. However, what so far has not been widely addressed, of course, is the root cause of this deteriorating drought. Many commentators, col