Posts

Showing posts from August, 2011

Maxay noqon kartaa kabixitaanka Shabaab ay ka baxeen Magaalada Mogadisho.

Dad badan ayaa ay fajiciso iyo amakaag ku noqotay ka dib saaka markii ay ku waabariistaan iyadoo Shabaabkii ay faarujiyeen Gobihii ay ka joogeen Magaalada Mogadisho. Inkastoo aan la ogayn sababta rasmiga ah ee keentay in Shabaab ka baxaan Magaalada Xamar ayaa hadana waxaa la saadalinayaa in ay jiraan dhowr arimood oo u saamixi waayay hogaanka Shabaab in ay sii joogaan Magaalada. Muddo labo sano iyo bar ayaa laga jogaa xiligii Magaalada Mogadisho ay inteeda badan gacanta ku wada dhigeen, waxaanse la ogayn in faarujintaan ay tahay kama dambays ama taatiko Military sid uu sheegayba Afhayeenka Shabaabka ee Cali dheere. Balse dad badan waxaa ay isla dhax marayaan in hogaanka Shabaabka aan sidi hore ahayn iyadoo soo wajahday culays dhinacayo badan uga imaanaaya. Mida kowaad waxaa xaqiiqo ah in taageeridii dhinca Moral-ka ay ka heli jireen Urur waynaha ALqacida ay meesha ka baxday ka dib Dilkii Osama ee May 2-deeda lugu dilay Magaalo Abottobad ee Dalkaas Pakistan. Arintan ayaa ku riday Shab

NORWAY CONSERVATISM: WOULD YOU WANT YOUR DOUGTER TO MARRY A SICILIAN?

It is literally perfect to assume that the Norway shooting spree on July 2011 did not come by chance, as Europe has been experiencing a wave of loathing for the last ten years throughout the continent. The number of individuals who excessively obsess xenophobic as well as Islamphobic expressions was significantly increased in European metropolitan cities since 9/11 and, as a result, conservatism has grabbed some attention since then. . Indeed, the action by Anders Behring Breivik has translated the inner ambition of conservative individuals into a real political manifestation. The rise of right-wing politics in western countries is becoming clearer as they are winning too many seats in Parliamentary elections as compared to the 1990s. The racist and nationalistic elements, who advocate far more restrictions on immigration policies, have retained wide sympathizers from Ireland to Italy and from Italy to Norway. In Austria, Belgium, Denmark, Italy and France, hard right-wing and a