Posts

Showing posts from February, 2011
Gabay xiiso leh oo la dardaarmaya Bulshada Azania http://www.baidoanews.com/view.php?id=6288 "Didiinglay dhamaateih"
Image
Abdulkadir Suleiman, one of the prominent International Relation scholars has contributed his observation on the upheavals of current situation in Middle East on a program held in the Department of International Relations in the University of Karachi on 4th February 2011.The program was live on ARY channel. Watch the video below: Watch the complete video on this link: http://www.punjabrang.com/forum/content/spicial-program-egypt-crisis-revolution-824/

Qurbo waa Qaran dumis.

Qurbo waa Qaran dumis. waxaa suuragal ah in la is waydiyo side buu Qurbaha Qaran u dumiyaa? Qormadaan gaaban waxaan ku soo gudbin doonaa xog ku salaysan xaqiiqo iyo cadaymo aniga ku arkay Qurbaha. Waa wax marka aad aragto ama aad maqasho iska fududaysato balse marka aad u dhuunduleesho kuu muuqanayso in ay yeelan doonaan raad xun oo aafeeya jiilal cusub oo wali aan dhalan. Marka hore aan iswaydino waaa maxay Qaran? Dabcan qaran waa wadan leh astaan u gaar ah kana duwan wadamada kale ee Aduunka; Astaantaas waa mida ka dhigta wadan Hibil. Ummad hal qaran ah sidoo kale waxay wadaagaan astaamo iyaga u gaar ah; sida Dabeecad, Dulqaad, Anshaxa, Diin iyo Dhaqan. Hadaba marka aad joogto dhulkaaga hooyo qodobadaas aan kor ku soo xusay kuu muuqan maayaaan balse. marka aad dibadda uga soo baxado wadankaaga, waxaa hubaal ah in aad wajahayso ama aad arkayso waxa dhab ahaan uu yahay Qaran. Waxaa sidoo kale la kulmaysaa dabeecado kaa fejiciya, kuwo amakaaga kugu rida, kuwo kaa naxiya, kuwo waayo-arag

KA DAF OO KA TAG: SIRTA SIYAASIYIINTA SOOMAALIYEED!

Aduunka aan ku nool nahay waxaa jira qawaaniin iyo sharciyo ay dajisteen Dowladaha dunnida oo ku dhowaad ah 200 oo dowladood. Dowladahaan waxaa hogaamiya una ilaaliya sharciyadaasi hogaamiyaal iyo siyaasiyiin ay matalaan dadkooda iyo dalkooda.Wadan kasta ee aduunka hormarkiisa wuxuu ku xiranyahay sida hufan ay u shaqeeyaan hormuudka wadanka iyo hay’adaha dowladda. Hadaba siyaasigu muxuu yahay? Yuu se siyaasi u yahay? Dhabahaanti siyaasiga waa midka ka saara ummadiisa dhibka, kana damqada xanuunka, gaajada, cudurada, dagaalada iyo jahliga ummadiisa ku habsada. Waa midka u jiheeya umadiisa dhinaca hormarka kana saara gudcurka, kana fekera habeen iyo maalin sidii uga dhigi lahaa dadkiisa mid la jaanqaada dadyawga kale ee Aduunka. Waxaa adduunka jira hogaamiyaal markii xukunka qabsanayeen xeerka dhaqaale iyo kan siyaasi wadankooda aad u liitay; balse markii ay xukunka lawareegeen wax wayn ka bedelay wadankooda. Tusaale, wadanka Malaysia dhaqaalihiisa wuxuu ku tiirsanaan jiray beeraha maant
http://www.allvoices.com/contributed-news/7899844-azania-land-people-and-history
http://so.wikipedia.org/wiki/Azania

The Arab World's Leadership Deficit

The Arab World's Leadership Deficit

Dhacdooyin Muhiim ah oo ku saabsan Taarikhda Soomaaliya: 1960ki ilaa 2010.

1)        1 July, 1960-kii habeenkaan oo kale waxaan xornimad Buuxda qaatay Waddanka Soomaaliya. Isla habeenkaan waxaa sidoo kale isku biiray labdii gobol Waqooyi iyo Koonfur ay kala Gumaysan jireen Engiriiska iyo Taliyaaniga.. 2)        1963-dii waxaa xiriirkooda xumaaday Dowladii Soomaliya ka dhalatay iyo Dowladii Ingiriiska ka dib markii Engiriiska la saftay Dowlada Kenya mar ay ku murmeen Xuduuda u dhaxaysa Kenya iyo Soomaliya. 3)        1964-tii waxaa dhacay dagaalkii ugu horeeyay ee Dowladii Soomaaliya la gashay Dowladii Ethopia kaas oo ku saabsanaa Muran xuduudeed. 4)        1967 waxaa Madaxwayne loo doortay Abdirashiid Ali Sharmarke isagoo xukunka kala wareege Madaxwaynihii ugu horeeyay Soomaaliya Adan Cadde. 5)        1969-kii Abdi Rashiid Ali Sharmarke dil toogasho ayaa lugu dilo isagoo jooga Magaalada Laascoonood. 6)        21 October 1969-kii dilkii Cabdi rashiid ka dib waxaa xukunkii la wareegay Generlkii Ciidanka Soomaaliyed ee Maxamed Siyaad Barre. 7)        1970-kii Si

Turkey's new visionary - Raghe Omaar

Image
Very in depth report. Every should watch this video it is rally not liabilily but an asset!

Shirkii Digil iyo Mirifle ee USA

Image
Filmkaan waxuu ka turjumayaa xaqiiqda ay u samaysantahay Bulshadan Digil iyo Mirifle. Hadaad daawato waxaad arki doontaa sida ay u soo dhawaynayaan Soomaalida kale iyaga ku dhex nool lakin aan dhalasho ahaan ku jirin Raxanwayn. " QARAANKA NIILY DHIIBY MAAY " Waxaa nala gudboon hadaan nahay Aqoonyahannada Raxanwayn in aan tusno Bulshadeena in ay wax qabsan karaan si madax banaan lagana gudbo kelmaadaas aan meesha ku qoray.

Waraysi Abwan Hadraawi ee BBC-da

http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/02/110207_hatrawi.shtml

SHARIF’S PEACE PROLIFERATION

“Wisdom too often never comes, and so one ought not to reject it merely because it comes late” Somalis’ peace is just around the corner, the source of wisdom is bumping and the peace proliferation is going swiftly, but to achieve a successful peace and stability; there should a coherent policy which guides the positive steps towards fruitfulness. Sheikh Sharif is the youngest, orator leader elected as a president of Somalia so far, he is a well reputed man among many Somalis. Although his government may challenge many obstacles in the ground, yet most of the Somalis peace loving people are more optimistic with him to cope with the problems engaging Islamists. The Islamists are becoming more and more, new alliances are emerging every day, they still enthusiastic to escalate the violence across the country, particularly in Southern Somalia. Their primary target was Ethiopia, and it is no longer in the country since some reports indicate nowadays that some Ethiopian troops
Image

Debate about "Democracy in Arab world has halted .

New African Order

I  am writing this sitting outside a café shop in my University –Karachi, I hope that my thoughts will be taken in the spirit in which they are written – from some one who deeply loves his native African, particularly Somalia and sincerely cares about it. Over the years, I have watched the situation in Africa, analyzed it and have come to the conclusion that the problem of Africa can be solved by the people of African themselves provided they set aside emotions and self-interest. A continent of about 922 Million people (as of 2005) facing so many dangerous from within and without, can not afford to be hostage to the whims and caprices of any one – even elected leaders. Sitting thousands of miles away but emotionally present in Africa. I feel that the time has come for every one to rose up and confront the danger, reject revenge, put aside personal ambitions and enter into anew phase of order ( Reconciliation).   I read the papers here of calls for power-sharing for Zimbabwean leade

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo xaflad qalin jabin oo ballaaran u qabtay ardayda Somaaliyeed ee Pakistan.

Ururka waddaniga Soomaaliyeed ayaa    magaalada Karachi ee dalka Pakistan xalay (13.03.2010) ku qabtay xaflad qalin jabin ah oo ay kasoo qayb galeen Soomaali kabadan 250    oo isugu jirtay martisharaf heer caalami ah , arday iyo waaliddiin Soomaaliyeed      Ardayda Qalinbanaysay ayaa tiradoodu gaaraysay 35 arday oo   waxbrashadooda ka dhammeeyay jaamacadaha kala duwan ee dalka , oo u badnaa jaamacadaha gobolka Sindh.  Guddoomiyaha ururka waddaniga Soomaaliyeed Kamaal Xaaji Guuleed oo halkaasi hadalkii furitaanka ahaa ka jeediyay ayaa si aad ah ugu dheeraaday sababta loo aasaasay ururka waddaniga Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay in tallaabadan shahaado guddoonsiinta iyo isku keenidda Soomaalida intaasi le’eg inay tahay tallaabo ururkiisu dhinaca wanaagsan u qaaday, wuxuu kaloo xusay in ururkiisu damacsan yahay tallaabooyin intaasi kasii ballaaran.  Kamaal wuxuu intaasi ku daray in Ururka waddaniga uu ufuran yahay umadda Soomaaliyeed, wax u qabashada dalka iyo dadkana ay sugayso qof walba oo

Xusuusta RRA

Wadanka Soomaaliya oo ah wadanka ku yaala Geesaka Afrika, lehna Xeebta labad ee ugu dheer Afrika ayaa waxaa ku habsaday Dagaalo Sokeeyo, Colaado, Gaajo iyo waliba ilaawsho (International Isolation). Wadankaan oo ugu dambaysay wax dowladnimo u eg mudo ku dhow 20 sano ayaa waxaa ku soo batay dowladii Militariga ka dib (1969-1991), kooxo iyo Ururo sheegta in ay badbaadinayaan dalka una shaqaynayaan arimaha bulsho waynta Soomaaliyeed;kuwaas oo marka ay jiraan mudo inta badan ku siman sanad ilaaa 3 sano la waayo meel ay mareen ayaa waxaa ururadaasi ka mid ahaa Ururkii ugu caansanaa Ururada Soomalida waana Ururka RRA.     RRA oo Micnaheedo yahay afka laatiinka (Rahanwien Resistance Army) Ururka iska caabinta ee Raxawayn, ayaa ah Urur ka soo baxay Koonfur Galbeed ee Soomaliya.  RRA waxaa lagu Aasaasay shir lagu qabtay 13-kii Octobar 1995, Jhaffay oo ah meel kaga beegan Magaalada Baydhabo dhinaca Galbed. Col. Xasan Maxamed Nur “Shaatigaduudna” loo doortey Godoomiyinimo. Sababta loo aasasay wax